Daawo: Gabadh Taageero U Ah Sergio Busquets Oo Oohin Is Qaban Wayday Markii Ay Markii Ugu Horaysay Camp Nou Ku Daataya Isaga Oo Ciyaarayay & Xiddiga Oo U Rumeeyay Riyadeedii Gabadh lagu magacaabo Lucia ayaa oohin is qaban kari wayday

Gabadh lagu magacaabo Lucia ayaa oohin is qaban kari wayday kadib markii ay markii ugu horaysay garoonka Camp Nou ku daawatay xiddiga ay sida weyn u taageerto ee Sergio Busquets
Lucia ayaa oohin is qaban kari waday markii ay garoonka ku aragtay Sergio Busquets ka hor kulankii todobaadkii hore ee ay Barcelona guusha ka gaartay Alaves.
Sergio Busquets ayaa kadib ciyaarta kadib gabadha siiyay maaliyadiisa isaga oo sidoo kale sawir la galay markii ay ciyaartu dhamaata
Share:

maansada abwaan gaariye


Share:

BTemplates.com

WARARKA MAANTA

WWW.AKRAMCADEH.COM. Powered by Blogger.

Blog Archive

Daawo: Gabadh Taageero U Ah Sergio Busquets Oo Oohin Is Qaban Wayday Markii Ay Markii Ugu Horaysay Camp Nou Ku Daataya Isaga Oo Ciyaarayay & Xiddiga Oo U Rumeeyay Riyadeedii Gabadh lagu magacaabo Lucia ayaa oohin is qaban kari wayday

Gabadh lagu magacaabo Lucia ayaa oohin is qaban kari wayday kadib markii ay markii ugu horaysay garoonka Camp Nou ku daawatay xiddiga ay si...